Aqoonta ururada
Föreningskunskap på somaliska
KAAMUS
|
Acklamation (Goaan qaadasho haa iyo maya) |
(go’aanka waxa la gaadhayaa ku dhawaaqid lagu dhawaaqayo haa ama maya iyadda oo aan cod la qaadayn) |
|
Adjungerad ledamot (Xildhibaan ku-sime) |
(xildhibaan ku sime ah aan codna lahany) |
|
Ajournera (Hakin) |
( In la hakiyo Shirka) |
|
Ansvarsfrihet (Masuuliyad buuxin) |
(Ogolaansho in ay guddigu buuxiyeen masuuliyaddoodii) |
|
Arbetsordning (Hab kulan) |
( Hab gooni ah lagu heshiiyay oo kulanka loo qabto) |
|
Avslagsyrkande (Soo jeedin diidmo) |
(talo ah in la diido fikrad) |
|
Beslutsmässig (Go’aan qaadan kara) |
(in shirku buuxinayo sharciga go’aan qaadashada oo ay shirka joogaan guddiga inta ugu yar ee ku cayiman in ay go’aan qaadan karaan) |
|
Beslutsordning (hab go’aan) |
(Guddoomiyaha oo ururiya fikrada loo kala codeynayo oo sheega sida ay isugu xigayaan ee codka llogu kala qaadayo) |
|
Beslutsprotokoll (Go’aan borotokool) |
(Waxa uu ku tusayaa oo kaliya go’aamada la qaatay) |
|
Bokföring (Xisaab-xidh) |
(diyaarinta kharashka iyo dakhliga) |
|
Bordläggning (Dib u dhigid) |
(Arinta eegitaankeedu waxa uu u dhacayaa markale) |
|
Budget (Miisaaniyad) |
(Qorshe lagu shameeyay dhakhliga soo galaya iyo kharashka baxaya) |
|
Dagordning (Ajendaha) |
(Waxa shirka looga hadli doono oo liisto ku qoran) |
|
Debatt (Dood) |
( Fikrad is waydaarsi) |
|
Delegat (Wefti - kali) |
(Dad loo direy shaqo cayiman) |
|
Delegation (Wefti - wadar) |
(Dad loo direy shaqo cayiman) |
|
Delegera (Go’aan qaybsasho) |
(Qofka oo ogolaada in uu goaamada uu la qaybsado dadka kale) |
|
Dokumentation (Caddayn) |
(Warqad ama qoraal kale oo caddayn ah) |
|
Enhälligt (Cod Buuxa) |
(Haddii Codadka oo dhan dhinac kaliya noqda) |
|
Enkel majoritet (Aqlabiyad Fudud) |
(Waxaa loola jeedaa codka lagu ansixiyo haldheeri, tirada kooramka ee ugu yar. |
|
Firmatecknare (Saxeexe) |
(Qofka loo doortay in uu ku saxeexo magaca ururka) |
|
Fullmakt (awood siin) |
(In qof uu ogolaado in la matali karo ama lagu saxeexi karo magaciisa) |
|
Föredragande (Doode) |
(Qofka hadalka haya ee doodaa ya) |
|
Förhandling (wada hadal) |
(wada hadal laga dan leeyahay in heshiis la gaaro) |
|
Förtroendevald (Qof la soo doortay) |
(Qof ay dadka kale soo doorteen si uu u matalo) |
|
Förtroendevotum ( Cod kalsooni ah) |
(Tusaale ahaan in guddiga la siiyo cod in lagu kalsoon yahay) |
|
Genmäle (Jawaabcelin) |
(Tusaale ahaan Jawaabcelin laga bixiyo dood) |
|
Huvudförslag (Taloda hore) |
(Taloda guddoomiyuhu is dhaho taageeroda ugu badan ayay ka haysataa dadka shirka jooga, haddii cod loo qaado talooyin kala duwan) |
|
Huvudvotering (Codeynta Hore) |
( In loo kala codeeyo taloda hore iyo ta ka soo horjeedda marka la diyaarinayo codeynta) |
|
Ideell förening (urur khayri ah) |
( Urur aan sharciga ururrada dhaqaalaha loo furay aanay qabanayn oo ah urur aan dhaqaale laga rabin) |
|
Ideologi (Afkaar) |
(tusaale ahaan afkaarta siyaasadeed ee xisbiga dalka haysta) |
|
Interimsstyrelse (Guddi Ku meel gar ah) |
(koox ku meel gaar ah oo haya hoggaanka, badanaa marka urur lka dhisayo) |
|
Justera (Sixid) |
(sixid/ogolaansho habmaamus/borotokool) |
|
Justeringsman/justerare (Saxe) |
(qof ilaaliya oo saxa habmaamuuskaka |
|
Jämka (gorgortamid) |
(waxa ka baddalid) |
|
Jävig (disqualified) |
(qof aan loo ogolayn in uu go’aanka ka qayb qaato maadaama uu go’aanku khuseeyo isaga ama qaraabadii) |
|
Kallelse (Yeedhitaan) |
(dalab ka soo qaybgal shir) |
|
Klausul (qodob) |
(tusaale ahaan qodobbo dheeraada oo xeerkaas lagu lammaanay) |
|
Konferens (Shirweyne) |
(Kulan wayn oo la isugu yimid) |
|
Konstituera (Hawl u magacaabid) |
(in la kala magacaabo boosaska guddiga) |
|
Kontraproposition(Talo ka dhan ah) |
(in la keeno talada hore mid ku lid ah) |
|
Majoritet (Aqlabiyad) |
(codadka inta badan oo is raaca) |
|
Mandat (Idan) |
(In qof loo idmo hawl ama shaqo in uu qabto) |
|
Motförslag (Talo ka soo horjeedda) |
(Taloda ka soo horjeedda ta loo codeynayo) |
|
Motion (Mooshin) |
(Talo qoraal ah) |
|
Minoritet (Tiro yar) |
(Tusaale in ka yar kala badh codkooda) |
|
Moment (qodob hoosaad) |
(qayb ka mid ah qodobka habmaamuuskaka) |
|
Nominera (Soo Sharraxid) |
(Tusaale ahaan qof loo sharraxo jago) |
|
Objektiv (Dhexdexaad) |
( cidna raacsanayn, labaduba isugu mid yihiin) |
|
Paragraf (Qodob) |
(tusaale ahan xeerka koowaad qodobkiisa 2aad. Ama borotokoolka qodobkiisa 2aad) |
|
Partisk (Eex) |
(iyada oo qof lala jiro) |
|
Plädera (U dooditaan) |
(In arrin loo doodo) |
|
Podium (mimbar) |
(meel yara saraysa oo xiliga shirka ay gudoomiyaha iyo xoghayuhu fadhiistaan) |
|
Prejudikat (Tix raac Xeer hore loo dabaqay) |
(go’aan ama xukun dhacay oo tilmaan noqdey) |
|
Prioritera (Hormarin) |
(tusale ahaan in arrin la hor mariyo oo muhiimka la siiyo) |
|
Proposition(qorshe ama fikrad la soo jeediyay) |
(talo, shuruud laga doodaayo) |
|
Propositionsordning (nidaamka fikraduhu u kala horeyaan) |
(sida go’aanka loo kala hor gaadhaayo) |
|
Protokoll (Borotokool) |
(Habmaamuus go’an oo loo qoro go’aannada) |
|
Remiss (baaraan deg) |
(fikrad dib loo celiyay si looga soo tashado) |
|
Replik (jawaab) |
(u hadel celin,jawaab bixin) |
|
Representera (Matalid) |
(In qof la matalo) |
|
Reservation (Ka aamusid) |
(dib u gurasho, qoritaan la galinaayo habmaamuuska oo sheegaaya in fikrad kale la qabo) |
|
Revidera (Xisaabhubin) |
( baaridda Xisaab-hubiyaha, oo uu wax ka baddalayo) |
|
Rösträknare (Cod tiriye) |
(qofka loo doorto in uu tiriyo codadka la dhiibanayo) |
|
Stadgar (Xeerar) |
(sharci, sharciga ururku ay samaysteen) |
|
Streck på talarlistan (xariiqid liiska hadalka) |
(Qof kale ma waydiisan karo in uu wax soo gudbiyo marka la go’aansado in la xariiqo liiska hadalka |
|
Suppleant (Ku sime) |
(qof badalaaya qof kale booskiisa) |
|
Talarlista (Liiska hadalka) |
(qoraal ay ku qoran tahay dadka dalbaday in ay fikradooda dhiibtaan) |
|
Tilläggsförslag (talo dheeraada) |
(u ololeyn loo sameeyo talo mar hore la soo jeediyay) |
|
Utslagsröst (cod kala saare) |
(awoodda uu hoggaamiyuhu leeyahay in haddii codadku is leekaadaan uu isagu go’aanka kamadambaynta leeyahay |
|
Valberedning (Guddinga diyaarinta doorasahda) |
(Guddi loo cayimay in ay soo baadhaan dadka raba in ay qaadaan masuuliyad kadibna kula taliya shirka in la doorto dadkaas) |
|
Verkställande (Dhaqangalin) |
(Go’aanka oo la dhaqan galiyo) |
|
Vetorätt(fiitoo,codka diidmada qayaxan) |
( awood u leh in uu joojiyo fikradda iyada oo aan loo eegin go’aanka tirada inta badan) |
|
Vice (Ku xige) |
(Tusaale ahaan guddoomiye kuxige) |
|
Votering (Codtiris) |
(In la tiriyo codka la bixiyay) |
|
Yrka (Soo jeedin) |
(Talo la soo jeediyo) |
|
Årsberättelse (waxqabadka sannadka) |
(Guddigu waxa ay soo bandhigaan waxqabadka uruka sannadkii la soo dhaafay) |
|
Återremiss (baaraan deg labaad) |
(u ololeyn loo ololeynaayo in arrinta baaraan deg labaad lagu sameeyo/celiyo) |
|
Äskande (codsi miisaaniyadeed) |
(dalbasho lacag ama wax kale, tusaale ahaan miisaaniyadda) |
|
Övriga frågor (Suaalo Kale) |
(qodob ka mid ah ajendaha oo wixii su’aalo dheeraada ah loo soo gudbiyo) |